27.6 C
Mogadishu
Tuesday, February 25, 2020

Faahfaahin Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Hal ruux ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay mid kalena uu ku dhaawacmay ka dib markii gaariga nooca Hoomeyda Soomaalidu u taqaano uu...

Ciidamada AMISOM oo ka mid noqday deeq bixiyeyaasha dhiiga lagu tabarucayo dadkii ku dhaawacmay...

#Ilwareed Online - #Ciidamada AMISOM ayaa ka qeyb qaadanaya howlaha loogu gurmanayo dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho. Askarta ciidamada Midowga...

Dad Ajaanib ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Koox hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay ku dileen Saddex qof oo u dhashay Qowmiyadda Oromada, halka ay dhaawaceen...

Qandho jebiye loo helay heshiiska Madaxda Soomaalida (Warbixin)

Khilaafka madaxda Soomaalida ee Dowladda dhexe ee federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ka jira oo soo bilowday xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagana joogo...

Wasaaradda Awqaafta oo sheegtay inay dib usoo nooleynayso Masaajidda Taariikigiga ah ee Dalka+Sawirro

Muqdisho:-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay xoogga ay saareyso dib usoo celinta Masaajidda...

Diyaarad kusoo dhacday Nigeria

Ciidanka cirka ee Nigeria ayaa sheegay in mid ka mid ah diyaaradahooda qumaatiga u kaca ee la dagaallamaya xooggaga Boko Xaraam ay ku soo...

Muwaadin Soomaali Oo Xatooyo Darteeda Lagu Xiray Malta

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Boliska xireen Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu 3 Mobayl xaday muddo 3 malamood gudaheeda. Boliska waxay sheegeen in...

Magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyay wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha

Al Shabaab ayaa faafisay magaca ninkii dhowaan isku qarxiyay xarunta wasaarada Shaqad iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlada Soomaaliya, sidoo kale waxey faafiyeen qabiilka uu...

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay diblomaasiyiinta ka hawlgala Muqdisho iyo Hadalkii uu...

Mudanayaal iyo Marwooyin Aan fursaddan uga faa’idaysto inaan idinku soo dhaweeyo Villa Soomaaliya. Run ahaantii waan ku faraxsanahay inaan idinku martigeliyo halkan si aad noogala...

Sheekh caan ah oo Muslimiinta Bariga Dhexe ugu baaqay inay soo ‘dhaweeyaan’ Masiixiyiinta

Baadari weyne Pope Francis iyo Sheekh Axmed al-Tayeb ayaa waxa ay saxiixeen “Dikumintiga ku saabsan in wadadhalashada bini’aadamka” Madaxa goobta ugu sarreysa ee lagu barto...

Trump plays India’s favourite notes with Bollywood and cricket, but there’s...

US president Donald Trump’s maiden official visit to India began today (Feb. 24) with much fanfare, though the enthusiasm may not have sustained. Greeted by...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.