24 C
Mogadishu
Wednesday, July 24, 2019

Wasiirka Warfaafinta oo kormeer shaqo ku tagey Tiyaatarka Qaranka

Wasiir Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Golaha murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka...

Putin oo la ogaaday inuu ka dambeeyey safarkii Muuse Biixi ee Gini iyo qorshihiisa

Wargeyska The Indian Ocean ayaa baahiyey qormo ku saabsan socdaalkii Madaxweyne Muuse Biixi uu ku tagay caasimada dalka Gini ee Conakry, kaasi oo sida...

Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo bogaadisay dadaalada uu RW Kheyre ka wado Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa ka mahadcelisay  dadaallada dib u heshiisiineed ee Ra’iisul wasaaraha XFS uu ka wado...

Ciidammada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab & Qalab ay...

Howlgallo ay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxey gacanta ku soo dhigeen...

Xisbiga Sinaanta Midnimada Nabadda oo loomagacaabay Xoghaye guud

Gudoomiyaha Xisbiga Sinnaanta Midnimada Nabadda C/maalik Xasan ayaa Warqad Kasoo Baxdey Waxaa Lagu Magacaabey Xoghayaha Guud ee Xisbiga Sinnaanta Midnimada Nabadda oo Loo...

SAWIRO:-Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Shabeellooyinka

Howlgaladani Oo Lagu Xaqiijinayaya Amniga Deegaanno Dhawaan Laga Saaray Al-Shababa Ayaa Ururka 31-Aad Ee Guutada 12 April Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Waxaa Ay...

Xukunka Deg-Dega Ee Saaran Dalka Masar Oo La Kordhiyay

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu qalinka ku duugay Wareegto uu muddo 3 bilood ku kordhinayo Xukunka Degdegga ee lagu soo rogay dalkaasi 2 sanno...

Sawirro:-Saraakiisha Ciidanka DFS Oo Sheegay Inay Qabteen Rag Ka Tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 11aad ee qaybta 43aad ayaa howlgal waxaa ay ka sameeyeen deegaano hoostaga Degmada Jamaame Gobolka Jubbada Hoose....

Hoggaamiyaha Daacish-Ta Somalia Oo La Sheegay Inuu Weli Nool Yahay

Aqoonyahanka Islaamiga eeChristopher Anzalone ee fadhigiisu yahay Maraykanka ayaa sheegay inuu Hoggaamiyaha ugu doon-doonista badan Daacishta Somalia, Sheekh C/qaadir Muumin weli nool yahay, inkastoo...

Sawirro:-Farmaajo Oo Casho Sharaf U Sameeyay Thabo Mbeki Iyo Wafdigii La Socday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane Thabo Mbeki iyo wafdiga...

Here’s all the evidence of obstruction of justice in the Mueller...

When former special counsel Robert Mueller testifies on July 24 before the House Judiciary Committee, he will be answering questions about whether the US...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.