27.9 C
Mogadishu
Sunday, April 11, 2021

Soow ma ihi Tanasul Badane? =Faallo=

Aniga oo tix galinayo Danaha Shacabka, waxaan ka tanasulay wax badan oo aan Aaminsanaa, markii horena aan idiin Ballan qaaday, si Dalku uuna u...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti.

DJIBOUTI:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka...

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti.

DJIBOUTI:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka...

Hogaamiyaha Jarmalka oo ka Hadashey Xiisada Ukraine iyo Ruushka.

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka iyada oo...

Ingiriiska oo Baroordiiq Qaran u Sameynaya Amiir Philip

LONDON:-Dadweynaha Ingiriiska ayaa u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth, kaas oo jimcihii shalay ahaa geeriyooday, iyadoo dadka loogu baaqay...

Taariikhda Jabuuti – xogta kooban ee dalka ugu yar Bariga Afrika

Dalka jabuuti waxaa weli ka socota doorashada madaxtinimada oo ay ku tartamayaan madaxweynaha xilka haya, Ismaaciil Cumar geelle iyo Ganacsade Zakariya Ismaaciil Faarax. Murashaxan la...

Imaam Maxamed Yuusuf “Farmaajo ayaa leh Mas’uuliyada fasilkii ku yimid Shirki Arimaha Doorashada..”

Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayaa qoraal soo dhigay Bartiisa Facebook, kaasi oo uu ugu hadlaayay arrimaha Doorashooyinka dalka iyo cida hor istaagan...

Ciidamada Xoogga dalka oo Kaabiga ku haya Degaano ay ka baxeen Al-Shabaab saacidii la...

Taliska ciidanka xoogga dalka qeybtiisa degaanada Galmudug ayaa xaqiijiyay in Shabaab ay ka baxeen degaano ku yaalla gobolka Galgaduud oo ciidanka xoogga ay kaabiga...

Colaadda Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis laga gaaray.

Waxaa magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo Canfarta kaasi oo xal loogu raadinayo...

Maxkamad diiday in la xiro Xeryaha Qaxootiga ee Kenya oo Soomaali degan yihiin.

Garsoore Kenyaan ah ayaa is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto laba xero-qaxooti oo ay ku sugan yihiin boqolaal kun...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.