27 C
Mogadishu
Friday, August 14, 2020

Ololaha Wacyigelinta Dib-u-eegista Dastuurka oo ka furmay Jowhar

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa maanta ka daahfurtay magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle Ololaha Wacyigelinta ee dib-u-eegista Dastuurka, waxaana ka soo qayb galay in ka...

Duqa Muqdisho oo faray laamaha Amniga in Caddaaladda la horkeeno Askari dilay Bajaajle

Muqdisho:-Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay...

Wasiirka difaaca Soomaaliya la kulmay saraakiil Mareykan iyo midowga Yurub isugu jira

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga Yurub iyo saraakiisha...

Daawo Sawirro: cajiib ah oo laga soo qaaday Quruxda dabiiciga ah ee degmada Warshiikh

Degmada Warshiikh waxay ka mid tahay Dagmooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe waxay dhacdaa dhul ahaan Koonfur Bari gobolka Sh/dhexe, Waxay taariikh ahaan degmada caan ku...

Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo U Ambabaxay Kenya & U Jeedka Safarkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay Dalka Kenya. Mudane...

Madaxdii Ahlusuna oo Lagu Eedeeyay Hurinta Khilafka Madaxda Galmudug

Waxgaradka Maamulka Galmudug ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxdii Maamulkii Ahlusuna Waljameeca ee dhawaan ku biiray Galmudug. Nabadoon Shire Warsame oo kamid ah Waxgaradka Galmudug...

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo loo magacaabay afhayeen cusub (Akhriso)

Qoraal maanta ka soo baxay Guddoomiyaha golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada Federaaliga ah ee Soomaaliya ahna Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa...

Xoghayaha Rugta Ganacsiga Somaliya oo lagu xiray Muqdisho

Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya ahna Guddoomiyah Rugta Ganacsiga Maamulka Jubaland, Shaafi Raabbi Kaahin, ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shaafi,waxaa uu...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo la kulmay Madax ka tirsan Hay’adaha EISA...

Ilwareed Online - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa la kulmay Madaxa Soomaaliya u qaablisan Machadka Doorashooyinka iyo Hanaqaadka...

Dagaal Macawuusley iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Gobolka Shabeelaha Hoose.

Deegaanka Yaaq-Bariweyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya kooxda Macawuusley iyo Al-Shabaab, waxaana ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo...

A new study shows what minorities think of their employers’ inclusion...

Back in early 2020, before many of us knew what a coronavirus was, it felt like capitalism might have reached a turning point, where...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.