27.1 C
Mogadishu
Tuesday, February 25, 2020

Guddoomiyaha G/Banaadir oo daah-furay wejiga labaad ee Ololaha IsXilQaan ee Nadaafada Caasimadda+Sawirro

Muqdisho:-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in la bilaabayo wajiga labaad ee olole nadaafadeedka labo biloodlaha ah...

Falanqeyn. Madaxweyne Farmaajo waa suurtagal in laga diyaariyo Mooshan

Ilwareed Online - Waxaa jiray in mar hore in Madaxweyne Farmaajo codsadey inuu kulan degdeg ah oo uu la hadlo labada Aqal ee Xildhibaanada...

Taliska Booliiska oo hakiyay bixinta warqadda dembi la’aanta ee (CID) laga qaato

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay hakin lagu sameeyey bixinta warqadda Dembi la’aanta ee laga qaadan jiray xarunta Hay’adda dembi baarista...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Addis Ababa ka degay si uu uga qeyb galo shirka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ka...

Kulanka Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dastuurka Heer Federaal iyo Heer D/Goboleed oo ka furmay...

Kulan Farsamo oo u dhexeeya Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah federaaka ayaa maanta ka furmay magaalada...

Falanqeynta Maanta: Madaxweyne Farmaajo isagaa masuul ka ah wixii naga khaldama.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay Dalka Qatar halkaas oo ay uga bilaabanayso. Madaxda maamul Gobaleed xukunta Iyaguna waxay u...

Maamulka Baardheere Oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Xaaladda Magaaladaasi

Inta la ogyahay illaa 500 oo qoys oo ku noolaa illaa Afar Xaafadood oo ku yaala degmada Baardheere ,una dhow hareeraha uu maro Webiga...

Turkiga oo looga digay ganacsiga dahabka

Xukuumadda Turkiga ayaa wajahaysa cadaadis horleh oo ah inay joojiso dahabka ay ka iibsanayso dalka Venezuela. Ilo wareed ah diblomaasi sare oo reer Galbeed ah...

Somali-registered ‘Thai’ fishing boat caught with double the permissible catch

Ilwareed Online - A fishing boat with a permit issued by the breakaway Somali state of Puntland, bearing the Thai name of Chotechai Navy...

Madaxweyne Farmajo “Waxa aad noqoteen dalkii ugu horeeyay ee si dhaw noola qaybsada musiibada..”

#Ilwareed Online - #Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo...

Trump plays India’s favourite notes with Bollywood and cricket, but there’s...

US president Donald Trump’s maiden official visit to India began today (Feb. 24) with much fanfare, though the enthusiasm may not have sustained. Greeted by...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.