29 C
Mogadishu
Monday, February 17, 2020

Gaashaan buursiga RW Xasan Khayre iyo Prof. Yaxye Cali Ibrahim oo sababay iscasilaadii Wasiir...

#Ilwareed Online - #Wasiir Maryan Qaasin ayaa waqtigii la magacaabay illaa is casilideedii 15ka Oktoober, waxay cadaadis dhanka shaqo kala kulmeysay Ra’iisul Wasaare Khayre...

Maxkamada Malta Oo Muwaadin Soomaaliyeed Ku Eedeysay Inuu Dhacay Dahab Iyo Qalin

#Ilwareed Online - #Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi...

QM Iyo Midowga Afrika Oo Qiimeyn Ku Sameeyay Xaaladda Ammaan Ee Soomaaliya

#Ilwareed Online - #Madaxda Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga Afrika ayaa qiimeyn ku sameeyay xaaladaha amniga ee qeybo ka mid ah Gobollada Dalka, gaar...

Mudaharaad Mugabe lagaga soo horjeedo oo Harare ka socda

#Ilwareed Online - #Tobanaan kun oo qof ayaa iskugu soo baxay magaalo madaxda Zimbabwe ee Harare kuwaas oo mudaharaadkooda ku dalbanaya in madaxweyne Robert...

Shirkii Baarlamaanka ee Looga hadlayay Arintii qalbi Dhagax oo Furmay

#Ilwareed Online - #Waxaa Goordhow Xarunta Golaha Shacabka Ka furmay Shirka Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo looga hadlayo arinta Qalbi Dhagax. Shirkaan oo ah Mid...

Wasiir Yuusuf Garaad “Waxaa Na Casuumay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Mareykanka”

#Ilwareed Online - #Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku faah faahiyaya Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya,shir ka dhacay Dalka Mareykanka kaasi oo...

Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi

#Ilwareed Online - #Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle  iyo kan Ahlusunna Sheekh...

Doon ay saarnaayeen Tahriibeyaal oo lagu la’yahay Biyaha u dhexeeya Dalalka Liibiya iyo Talyaaniga

#Ilwareed Online - #Wakaaladda Wararka Dalka Talyaaniga ayaa ka soo xigtay Saraakiisha Ciidamada Badda ee Talyaaniga waxaa lagu la’yahay Biyaha u dhexeeya Talyaaniga iyo...

Sheekh Umal “Hadii Ay Maryam Qasim Isku Casishay Culimada ka dhex muuqashadooda hawlaha samafalka...

#Ilwareed Online - #Sheekh Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyed kana mid ahaa Culumadii dhawaan Muqdisho keenay deeq lacag ah oo ay...

Maqaal: Who is Al-Shabab? Waa kuma Al-Shabaab?

#Ilwareed Online - #Bilowgii 2005tii, waa markii ugu horeysay ee kooxdaan la magac baxday Al-Shabaab aynu maqalno, waa xiligii 6da bilood ee maxaakiimta, Islamic...

Google’s free wifi program stopped making economic sense

Google announced today plans to shut down its Google Station program. Launched in 2015, the program was intended to increase access to the internet...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.