27 C
Mogadishu
Friday, August 14, 2020

Howlagalo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Deegaano ka mid ah Sh/Hoose

Ilwareed OnlineGudoomihaya Amniga iyo siyaasadda Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose Bashiir maxamed Yuusuf ayaa sheegay inay socdaan dhaqdhaqaayo ka dhan ah Maleeshiyaadka Nabad...

AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AGA OO KAALIN MUG LEH KA QAADATAY TODDOBAADKII SOOMAALIDA EE MAGAALADA MILANO

Toddobaadkii Dhaqanka Soomaalida (Milan Somali Week) oo intii u dhaxeysay  6-13 Abriil 2019 ka socday magaalada Milano ee wadanka Talyaaniga ayaa si rasmi ah...

RW: Khayre “Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan ciribtirka...

#Ilwareed Online - #Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo...

Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo taageeray Faysal Cali Waraabe Heesna Uqaaday+VIDEO

Abwaan Axmed Saleebaan Bide oo taageeray Faysal Cali Waraabe Heesna Uqaaday+VIDEO

Hay’adda King Salman (KSRelief) oo bilowday Mashruuc lagu gargaarayo Qaxootiga Soomaaliya ee Dhadhaab

Xarunta Gargaarka Bini’aadanimada ee King Salman (KSRelief) ayaa bilowday mashruuc ay ku bixineyso 1,200 tan oo cunto gargaar ah oo ka dhexjirta qaxootiga Soomaaliyeed...

Maxkamada Ciidamada oo xukun ku ridday Rag ka tirsan Daacish

Xuseen Cali Maxamed Muudey oo magiciisa afgarashadu yahay Suheyb iyo Cabduqaadir Xaafid Xaaji Cali oo magiciisa afgarashadu yahay Qudaama ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha...

Bulshada Gaalkacyo ku dhaqan oo soo dhaweeyay Samafal Bilaash ah oo ka bilowday

Bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa si diiran oo laab furnaan ah u soo dhaweeyay Howlo samafal oo lacag la,aan ah...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka

Ilwareed OnlineRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin dalka Maraykanka ayaa la kulmay...

Wasaaradda Amniga oo Shaacisay Natiijada Baaritaanka Qaraxii ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose

Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii ka dhacay Xaruunta Dowladda...

Mucaaradka Dalka Venezuela oo iclaamiyay Mudaharaadyo hor leh

Juan Guaidó oo ah hogaamiyaha Mucaaradka Venezuela ayaa ka codsaday taageerayaashiisa in ay maraan Wadooyinka Venezuela Arbacadda maanta ah iyagoo dhigaya banaan-bax ka dhan...

A new study shows what minorities think of their employers’ inclusion...

Back in early 2020, before many of us knew what a coronavirus was, it felt like capitalism might have reached a turning point, where...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.