26.3 C
Mogadishu
Sunday, January 19, 2020

Magaalada Muqdisho oo si wayn looga xusay maalinta Xuriyadda iyo madaxwayne Farmaajo oo ubax...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, iyadoo maanta loo dabaal degayo 57-guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobolada Koofur...

Barnaamijka gurmadka abaaraha iyo Idaacada Somaliweyn Sweden

Barnamijka gurmad walaal ee radio Somaliweyn Sweden waxaa marti ku ah. Maalinta sabtida ah taariqduna tahay 18 maarso Sheikh Baaruud Gurxan iyo Abdirahim Issa oo...

India has quietly downscaled its rooftop solar power target

Ilwareed Online - Rooftop solar may have been the fastest-growing segment within India’s renewable energy sector last year, but it is still not growing...

Imaaraatka oo lagu eedeeyay in hub sharci darro ah ku soo daabulaan dalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen gudiga gaarka ah ee qaabilsan dabagalka cuna qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa Dowladda Imaaraatka ku eedeeyay inay Soomaaliya soo...

Xaalad Adag oo ay ku sugan yihiin Ardey oo Deeq Waxbarsho ka heley Turki-ga...

#Ilwareed Online - #Arday Soomaaliyeed oo muddo 4 sano ah dhiganaysay Iskuul Muqdisho ku yaalla oo ay Turkish Maarif Foundation mas’uul ka tahay, sida...

Wararkii ugu danbeeyay khilaafka maamul gobolleedka Galmudug

Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka siyaasiga ah ee u dhaxeeya maamul gobolleedka Galmudug oo muuqda in lagu guul-dareysto in wax laga qabto, iyadoo madaxweynaha iyo...

Sucuudiga oo fashiliyey weerar Argagixiso

Ilwareed OnlineDowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday  in ay fashilisay Weerar kooxda Daacish ay doonaysay in ay ka geysato Magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga. Ciidamada Ammaanka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo.

Gal-mudug- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo dhawaanahaan...

Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab jab xooggan ugu gaystay deegaanka Nambar 50

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa jab xoogan u geystay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisin ciidamadada Dowladda ku leeyihiin Deegaanka No:...

Tirada Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug oo lasoo bandhigay (Yaa kamid ah?)

Guddiga Doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa soo gabo gabeeyay qabashada araajida Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo lagu wado in Cadaado lagu qabto...

Delta is being sued by teachers after drizzling 15,000 gallons of...

On Jan. 14, a Delta plane departing Los Angeles for Shanghai requested an emergency landing shortly after takeoff, citing engine problems. The pilot of...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.