24.9 C
Mogadishu
Tuesday, July 23, 2019

Nin aad ugu eg cayaaryanka reer Argentine Lionel Messi oo lagu xiray dalka Iiraan

Booliis ayaa xiray Arday reer Iiraan ah oo aad ugu eg ciyaaryahanka caanka ah ee reer Argentine Lionel Messi. Dad badan oo ku sugan magaalada...

Kaaliyihii Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan oo aan heebtooda la garan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Mursal Aw Cumar. Dilka ayaa la...

Al-Shabaab oo la wareegtay Deegaanka Goof-Gaduud ee Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya Gobolka Bay, gaar ahaan deegaanka Goof-gaduud ayaa sheegaya inay la wareegeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab, kadib weerar ay ku qaadeen deegaankaasi. Dagaal...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo xiligan Markab Dushiisa kulan kula leh Saraakiil Ajaaniib ah

Warar aan goordhaw ka helnay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo xubno la socda ay...

Taliyihii Ciidanka NISA ee Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Waxaa maanta xilkii laga qaaday taliyihii hore ee nabad sugida gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faarax (Faran-far) waxaana xilkaasi loo magacaabay Saadaq Cumar Xassan, kaasi...

Kooxda Arsenal oo guul muhiim ah ka gaartay Manchester United +Sawiro

Ciyaartoyda kooxda Arsenal ayaa ciyaaray ciyaar ahayd guul ama geeri kulankii Emarites Stadium ee ay Manchester United guusha kaga gaartay, waxayna Arsenal ogayd in...

Ciidamo Caraysan oo goor dhow la Wareegay Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Cadaado

Wararka laga helaayo Cadaado oo ah Xarunta KMG ah Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamo Gadoodsan ay la wareegeen Madaxtooyada Magaalada Cadaado. Ciidamadaan gadoodsan ayaa la...

Wasiir C.Xoosh “Waxaan hubin doonnaa in dadka baahiyaha gaarka ah qaba ay xuquuq la...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa shir wadatashi ah la yeelatay ururada dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku saabsanaa sidii loo dhageeysan lahaa taladooda ku...

RW Kheyre “Dhalinyaradu waa udub dhexaadka dawladnimada Soomaaliya”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan...

Xarunta Aqalka sare oo xalay Korantada ka tagtay xili ay ka socotay munaasabad +...

Waxaa xalay xarunta aqalka sare ee kutaala Degmada Shibis ee gobolka Banaadir lagu qabtay munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo...

Here’s all the evidence of obstruction of justice in the Mueller...

When former special counsel Robert Mueller testifies on July 24 before the House Judiciary Committee, he will be answering questions about whether the US...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.