26.3 C
Mogadishu
Sunday, January 19, 2020

XUSUUS: Before + After + Now.

Beryahan waxa ey ka shidan tahay Before & After, Dadkii berkaasaa in dareere anna ki daramee. Maxaa iga reebaya. 1-Before: waa sawirkii iigu horeyay oo...

Digniin Culus oo Loo Diray Kaluumeysatada Soomaaliyeed

Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa kusoo aadeysa  xili lagu guda jira  bad xiranka  taasi oo ay suura galtahay in...

Boliska Kenya Oo Loo Fasaxay Inay Sii Hayaan Nin Lala Xiriirinayo Alshabaab

Boliska magaalladda Mandhera ayaa loo fasaxay inay sii hayaan Nin magaciisa lagu sheegay Mahad Axmed Aadan oo 34-jir ah, laguna tuhunsan yahay inuu ka...

Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmo Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Wararka aan ka heleyno Degmada Buulo-Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda Soomaaliya saakay halkaas ay ka wadaan howlgal xoogan. Howlgalkan...

Ciidamada amaanka ayaa saakay xiray inta badan wadooyinka Muqdisho.

Xiritaanka Wadooyinka ayaa yimid iyadoo maanta ay ku began tahay 14 october, iyadoona munaasabad loogu duceynayo dadkii ku nafwaayay musiibadii zoobe manta lagu qabanayo...

Madaxweyne Farmaajo “Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay udub dhexaad u yihiin horumarka iyo dib-u-curashada…”

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisuna ay...

Maamulka Hir-shabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xallinayo dagaal beeleed ka...

Maamulka Hirshabeelle ayaa wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay deegaan u dhaw degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha gobolka...

Madaxweyne Erdogan oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Hogaamiyaasha Talada Jarmalka Haya

Ilwareed OnlineMadaxwenaha dalka Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa weerar afka ah ku qaaday hogaamiyaasha talada dalka Jarmalka haya, waxa uuna ku tilmaamay in ay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka uga socda magaaladda Marrakech ee...

Taariikhda Dhaqaalaha Soomaaliya iyo waxyaabaha aan soo saarno

Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Daldka Soomaaliyed ay isku duubnaayeen, waxeyna soo saari jirtay waxyaabo badan oo...

Delta is being sued by teachers after drizzling 15,000 gallons of...

On Jan. 14, a Delta plane departing Los Angeles for Shanghai requested an emergency landing shortly after takeoff, citing engine problems. The pilot of...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.