27 C
Mogadishu
Sunday, July 21, 2019

Raila Odinga oo Sheegay Inuu Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Kenya *Daawo*

Ilwareed OnlineShri ay maanta ay qabteen madaxda xisbiga NASA ayaa waxaa ay ku sheegeen in doorashada madaxweynaha uu ku horeeyo musharaxooda Raila Odinga. Musalia Mudavadi...

Madaxweyne Farmaajo oo amray howgal lagu khaarajiyay Sarkaal Al-Shabaab ka tirsan

Ilwareed OnlineMadaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay ka qeyb qaateen Ciidamada gaarka ah ee dowladda iyo ciidamo...

Aadan Barre Ducaale oo Sheegtay Inuu Ka Adkaaday Faarax Mayalin *Daawo*

Ilwareed OnlineAadan Barre Ducaale ayaa markii sedexaad noqday xildhibaanka laga soo doorto bartamaha magaaladda Gaarisa kadib markii uu tartan adag uga adkaaday Faarax Macalin...

Yuusuf Xasan oo Mar Kale Ku Guuleystay Kursiga Kamakunji Ee Xaafada Islii

Ilwareed OnlineXildhibaan Yuusuf Xasan ayaa mar kale difaacday Kursiga Xildhibaano ee degmada Kamakunji, kaddib markii uu codod badan uga adkaaday Musharaxii la tartamayay.Tartanka Kursiga...

DEGDEG: Qarax goor dhow ka dhacay wadada shaqaalaha ee Muqdisho

Ilwareed OnlineQarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay wadada shaqaalaha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka isgoyska Dabka. Wararka ayaa shegaya in qaraxa uu...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga xakameynta Hubka

Ilwareed OnlineGolaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila, kaasoo ka mid noqonaya sharciyo horay Goluhu u ansixiyay. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya...

Jarmalka Oo Xiray Muhaajiriin Ay Ku Jiraan Soomaali

Ilwareed OnlineBooliska Dalka Jarmalka ayaa Xabsiga dhigay tiro Muhaajiriin ah kuwaas oo ay qayb ka yihiin Soomaali. Dadka la qabtay oo ka soo kala jeeda...

Isbahaysiga Mucaaradka ee NASA oo ku dooday in Raila uu ku guuleystey doorashada Kenya

Ilwareed OnlineShir jaraa’id oo ay goordhow ku qabteen magaalada Nairobi isbahaysiga mucaaradka ee NASA ayay ku sheegeen in musharaxooda Raila Odinga uu heley codadka...

Suuqa ugu weyn magaalada Gaarisa oo gubanaya

Ilwareed OnlineWararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in suuqa ugu weyn Magaaladaasi oo loo yaqaano Suuq Mugdi uu gubanaayo kadib markii uu dab...

Weriyaasha Puntland oo banaanbax ka hordhigay Baarlamaanka Puntland

Ilwareed OnlineSuxufiyiinta ka hawlgala caasimadda Puntland ayaa banaanbax cabasho ah ka hordhigay baarlamaanka Puntland maanta oo Khamiis ah. Suxufiyiinta ayaa ka cabanaya xarigga loo goystey...

How to write three books before you are 30—lessons from an...

When his peers were probably still settling into their chosen careers, Manu S Pillai published his first book. The Ivory Throne: Chronicles of the House...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.