30 C
Mogadishu
Wednesday, February 20, 2019

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

Markab laga leeyahay dalka Hindiya oo howlgal looga hortagayo Burcad badeeda Soomaalida u joogo xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ku dhaw dhaw waxa uu markii...

Daawo Mr. Midgaan Iyo Maansooley Suugaantii Habaarka Q.11aad

Ilwareed OnlineDaawo Mr. Midgaan Iyo Maansooley Suugaantii Habaarka Q.11aad Mr.Midgaan, waxa uu kamid yahay dhalinyarada aqoonyahanka Beesha Gabooye ee waliba u taagan Sumcadda iyo Halganka...

Darawal ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

Nin Darawal ah oo watay gaari nooca Somalida u taqaan Ina tareega (Kurimoor) ayaa xilli uu isku dayaayay inuu fuulo Buundada Sheelare ee Degmada...

Maqaal: Madaxweyne Axmadoow kala garo siyaasad dowlad iyo…

Ilwareed OnlineMudane Ahmed Madoobe waa nin qiimo badan ahna dhab ahaan maamul goboleedyada raga ka arimiya ninka uugu macquulsan dhan walba.Maxaan sidaa u leeyahay...

Maqaal: Waxaa leh Soomaali idin ka badan!

Waxay ahayd hooyo keligeed korisa 7 caruur ah, oo weliba kala bah ah. Mar waxa ay lahayd dukaan, mar foorno muufo lagu dubo, marna...

“No taxation without representation”.

“No taxation without representation” oo ah “Canshuur Bixinmaayo haddanan Baarlamaanka ku leheyn Cid igu matasha”. Hal ku dhagaan waxa uu ka mid ahaa Duruustii...

Wasiirkii hore ee Amniga: “Wuu jiray qandaraas aan saxiixay, laakiin waxaa soo diyaarisay Wasaarrada...

Wasiirkii hore ee Wasaarrada Amniga gudaha islamarkaana hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa jawaab ka bixyay hadal ka soo...

Xiisada Dagaal Oo Ka Taagan G/Shabeellaha Dhexe Iyo Bakarac Ka Bilaawday

Barakacan ka bilowday Degmada Cadale G/Shabeellaha Dhexe ayaa waxa uu yimid kadib markii halkaasi ay ku dagaalameen Beello wada dega Degmada Cadale G/Shabeellaha Dhexe...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada oo maleegayay Qaraxyo

Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo...

Daawo: Yusuf Dabageed oo u digay Madaxweynihii hore ee Xassan Sheekh

Gadomiyaha gobalka Hiiran Yusuf Dabageed ayaa u sheegay Hassan sheikh Dalka inay dowlada kajirta Nadiima iyo kala dambeyn jiro uguna digay in baledweyne wax...

The UK is going cashless and, like most of the world,...

Cash usage is shrinking in the Britain faster than in most places, and the debate about what to do about it is getting louder....

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.