Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka
Kismayo- Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay Watashiga Qorshaha Horumarimta Qaranka Sagaalaad wareeggiisa kowaad oo lala yeeshay Rugta Ganacsiga ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya “Soomaaliya kama jiro Wax musuq maasuq ah..”.
Muqdisho:- C/Raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in hay’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay Soomaaliya,...
Wasiir Beyle oo sheegay inaanay Soomaaliya ahayn Waddanka ugu musuq-maasuqa badan Dunida
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hay’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay Soomaaliya,...
Dowlad Horuumarkeeda Number ayaa lagu sheegi karaa!!!=Nasashada Jimcaha. Q-135aad=
1- Nin aad u xoogweyn ayaa Guursaday, Gabar caato ah kuna Aqalgalay magaalo, muddo markuu qabay oo eyna wax isku dhalin, ayaa Hooyadeed oo...
Al-Shabaab oo Madaafiic ku garaacday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar madaafiic loo adeegsaday lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya...
Cayaatii Soomaaliya iyo Eritrea oo Muddo kooban dib loo dhigay.
Cayaar saaxiibtinimo oo lau waday in todobaadkan ay magaalada Muqdisho ku
dhex marto xulalka da’doodu ka yartahay 20-ka sano ee Soomaaliya iyo
Eritrea ayaa muddo kooban...
Qarammada Midoobay oo ku dhowaaqday 30 Milyan oo Dollar lagu bixiyo nabadda Soomaaliya
Qarammada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Toddobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan...
Difaaca Dhagxaha Duleelo!!!
Mogadishu meela badan waxaa la dhigay Dhagxaan jid gooyo ah, haddana Qarixii iyo Jugtii weli waa Jiraan. Sabab? (F.S:1aad).
Jawaab:
Boqortooyadii Shiinaha ayaa Derbi ku wareejisay...
Maamulka Hir-shabeelle oo yeelanaya Boliiskii ugu horreeyay
Jowhar-(SONNA)-198 Boolis ah ayaa tababar soconayay Saddex Bil loogu soo gaba-gabeeyay Shalay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle Soomaaliya.
Munaasabadda tababarka lagu soo xirayay...
Xildh. Mahad Salaad: “Md. Wasiir umadaan Shabaab iyo Daacish xoolo tireen dhibaatada ka yarey”
Xildhibaan Mahad Salad oo ka mid mudanayaasha baarlamaanka federaalka ugu cadcad ee mucaaradka xukuumada iyo madaxweyne Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay war maanta...