26.5 C
Mogadishu
Monday, May 17, 2021

Dowladda Zambia oo Ciidamo Ku soo Biirineysa Howgalka Ciidamada AMISOM.

LUSAKA:-Dowladda Zambia ayaa sheegtay in ay 100 askari oo saaraakiil boolis ah ku soo biirinayso Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. Arrintan ayaa timi...

QM oo Somalia ku qabanaysa carwo nooc cusub ah oo ay dad badani ka...

Muqdisho:-Qaybta Khayraadka Dadwaynah ee QM Somalia ayaa qaban doonta carwo 2-maalmood ah oo lagu soo bandhigayo mihnadda qofka inta u dhaxaysa Maajo 19ka-20ka 2021. Carwada...

Axmed Madoobe oo la kulmay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku tegay magaalada...

Farmaajo ceeb & waji gabax kale -:

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa Liiska madaxda Caleema saarkiisa kasoo qayb galaysa ka reebay Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay inuu Tago lagu heshiiyay Xalay...

RW Rooble oo hambalyo u diray xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku began 15-ka bisha May. Raysalwasaaraha...

Mareykanka oo ergay u soo diray Israa’iil iyo Falastiin.

Hady Amr oo ah ergay Mareykanku u soo magacaabay arimaha Falastiin iyo Israa’iil ayaa gaaray Magaalada Tel Aviv,si uu u qaboojiyo  xiisadaha ka taagan...

Turkiga oo sameeyey qori ku qaab ah PM-ka oo halkii mar ridi kara 12...

Ankara:– Sharikadda Turkishka ah ee farsameeysa gaadiidka kala duwan ee BMC Vuran ayaa lagu guulaystey in lagu xiro gantaal ride dhuumo badan oo ay...

Can a streetwear designer save J.Crew?

Brendon Babenzien may not be a household name, but he’s well-known within men’s fashion. After a 14-year career as design director of Supreme, during...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.