- Advertisement -

Mustaqbalka Geeska Afrika

Dood Ku saaabsan Mustaqbalka Geeska Afrika oo looga doodaayey sidii ay lskukaashan lahaayeen saddaxda dowladood ee geesoodka. //pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js(adsbygoogle = window.adsbygoogle || ).push({});(function(d, s,...

Meeqa xabadood? =Qormo Xiiso Xaambaarsan=

Maanta 14/11/2018 waxaa loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Jamcihadda Quruumaha, warbixin Ka kooban 156 page oo Ka hadleyso Somalia. Bogga ugu horeeya waxaa Ku qoran...

Madaxweynaha JFS oo ka Warbixiyay xiriirka Dalalka Gobolka

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka waxa...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan Hoggaanka...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane  Xasan Maxamed Cali iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa tababar Aqoon kororsi ah...

Guddoomiyeyaasha Degmooyinka oo la faray inay si adag uga hortagaan goobaha ganacsiga iyo guryaha...

Muqdisho-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah...

Eritrea oo laga qaaday cunaqabateyntii saarneyd

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea. Eritrea ayaa xayiraadahani lagu soo rogay sagaal sano ka hor, xilligaasi...

Guddoomiyaha G/Shacabka oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus

Qubrus- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus mudane Teberruken...

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday shan milyan oo lagu...

Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday shan...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, waxaa kulanka shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha...

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS oo Olole Nadaafadeed ka Bilaabay Matxafka Qaranka

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo Guddoominaya Guddi Hoosaadka  dhismaha Matxafka Qaranka iyo Shaqaalaha Wasaaradda ayaa maanta...

One of the world’s biggest weed companies can’t get high enough...

Canopy Growth Corporation, the Canadian-based marijuana producer that is one of the world’s largest, was expected to have had a bounteous quarter. Instead, as...