24.7 C
Mogadishu
Tuesday, September 17, 2019
video

Daawo: Qarixii ugu xumaa oo abidkii ka dhaxay Mogadishu

#Ilwareed Online - Tirada dadka ku dhintay qaraxii Zoope oo sii kordheysa & Wararkii ugu dambeeyey. Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku naf waayey Qarax...

POPULAR VIDEOS

video

Djibouti: Askar ku Geeriyootay...

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.
video

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi...

 Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.