30 C
Mogadishu
Sunday, December 16, 2018

No posts to display

POPULAR VIDEOS

video

Djibouti: Askar ku Geeriyootay...

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.
video

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi...

 Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.