26.8 C
Mogadishu
Thursday, October 17, 2019

Xildhibaan DFS ka tirsan oo kursi ka dishay Siyaasi kale oo Beeshiisa ah 11...

Dhacdooyinka foosha xun ee siyaasada Soomaaliya ka dhex dhaca ayay kamidtahay Dhacdadan, Xildhibaan Mustaf Dhuxulow maxaa 2008-kii loogu eedeeyay dilkii loo gaystay Abdisalaan Nuur? Waa kuma...

Watch Video: Somalia and ousted UN envoy face off at Security Council!

Ilwareed Online- Both addressed the Security Council at a regularly scheduled discussion that took on new overtones after Somalia announced Tuesday it was expelling Nicholas...
video

Waa Madaxwaynihii Ugu Horeeyay Buur Orod Kaga Dega Isagoo Nigis Xidhan

BBC ENGLISH OO KU JEES, JEESTAY MADAXWAYNAHA SOMALILAND. Waa kuma Muuse Biihi Abdi ? Ma ciyaartoyga sanadka Ee Africa? Mise Qab Qable Dagaal? Hadaa ma Ordaabaa? Waa Madaxwaynihii Ugu...
video

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay Seddex maalin oo baroor diiq qaran...

 Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.
video

Daawo: Qarixii ugu xumaa oo abidkii ka dhaxay Mogadishu

#Ilwareed Online - Tirada dadka ku dhintay qaraxii Zoope oo sii kordheysa & Wararkii ugu dambeeyey. Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku naf waayey Qarax...
video

DAAWO: Dulimaadka Diyarahada Habeenka oo Muqdishu ka Bilaawday

daawo duulimaadka diyaaradaha caalamuga oo dib uga bilaawday garoonka caalamiga adan cade international ariport halkaa oo ay kasoo degtay diyard  wadarakaab 200 oo qofood...
video

Madaxweynaha Maamulka Hirshabele oo Booqasho Ku tagay Magaalada Buuloburte

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelo oo safaro kaladuwan ku marayaa magaaloyinka hoostaga  maamulkiisa ayaa booqasho ku kala bixinaya magalpyinka gobolada Hiran iyo Shabeleda Dhexe madaxweyha Maamulka Hirshabeelo...
video

Hees loo hibeeye Haweeyne Marwo ah

Marwo somaliyEed  oo loo hibeey hees taa uu qaaday fanaan somaliyeed heesta ayaa loo qaaday gabadh uu dhalay Madaxweynaha somaliland Axmed Siilaanyo.

POPULAR VIDEOS

video

Djibouti: Askar ku Geeriyootay...

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.
video

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi...

 Madaxweynaha ayaa sheegay in Seddexda maalin ee lagu gudajiro Calanka Soomaaliya Hoos loo dhigi doono, kadib xasuuqii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Soobe.