Contact us on [email protected] | Our headquarter KM4 Mogadishu - Somalia
Madaxweyne James Pallotta “Liverpool waxay saluugsanaayeen lacagtii Salah nooga iibsadeen”
Madaxweynaha kooxda AS Roma James Pallotta ayaa arin la yaab leh ka dhawaajiyay ka hor kulanka caawo Anfield ku dhex mari doono Liverpool Vs Roma lugta kowaad nus dhamaadka Champion-ka.
Madaxweyne James Pallotta ayaa sheegay in Liverpool ay saluugsaneyd ama si dhib badan ku bixisay lacagihii ay Salah xagaagan ku iibsadeen oo ahayd 34-milyan oo…
Read More...
Xaqiiqooyin aan la ogeyn oo u gaar ah kooxaha Liverpool Vs Roma oo caawo balansan
Garoonka Anfield caawo wuxuu noqon doonaa madal indhaha ku wada heyn doonaan dadka xiiseeyaan daawadayaasha Champion-ka.
Liverpool Vs AS Roma lugta kowaad Semi Fiinaalaha caawo 9:45 fiidnimo xiliga geeska Afrika ayay balansan yihiin.…
Manchester City Oo Iibineysa Daafac Muhiim Ah & Laba Koox Oo Ka Dhisan Premier League Oo…
John Stones ayaa lagu soo waramayaa inuu ka tago kooxda ku guuleysatay Premier League ee Manchester City ka dib markii uu boos ka waayay shaxda koowaad.
Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa haatan ka dambeeya Vincent Kompany,…
Muxuu Maxay Mohamed Salah Kaga Dhigan Yahay Kulanka Caawa Uu Wajahayo Roma?
Weeraryahanka reer Masar ayaa u dhaqaaqay Anfield xagaagii lasoo dhaafay ka dib markii uu qaab ciyaareed wanaagsan ka sameeyay Roma.
Salah ayaa tan iyo markii uu ku biiray kooxda ka dhisan Premier Leaguewaxa uu dhaliyay 31 gool 33 kulan oo…
Arsenal Oo Bayaan Kasoo Saartay Dhaawaca Mohamed Elneny & Mudada Uu Qaadan Karo
Arsenal ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Masar Mohamed Elneny uu dhaawac canqawga ah soo gaaray.
25-jirkaan ayaa dhaawac kasoo gaaray kulankii West Ham United, waxaana shaaca laga qaaday in ciyaaryahanka khadka dhexe dib uu…
Chelsea Oo Isku Diyaarineysa Inay Dalab U Dirto Daafaca Napoli Kalidou Koulibaly & Qiimihiisa Oo…
Chelsea ayaa isku diyaarineysa dalab cusub oo ay udirto daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly.
Koulibaly ayaa ka saaciday tododbaadkaan kooxdiisa inay garacado Juventus oo hogaanka u heysa horyaalka Serue A.
Il Mattino, oo ah wargeys…
Juventus Oo Wada Qorshe Dib Loogu Soo Celinayo Kooxda Tababare Antonio Conte
Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso dib usoo celinta tababaraha Chelsea Antonio Conte.
Wararka ka soo baxaya Talyaaniga ayaa sheegaya in tababaraha Blues uu ku dhawyahay inuu ku laabto kooxda ka dhisan Serie A.
Juve ayaa…
Jose Mourinho Oo Wakiilada Martial Ku Eedeeyay Inay Wadaan Qorshe Ciyaaryahanka Kaga Tagayo Kooxda
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ku eedeynaya wakiilada xiddiga reer France Anthony Martial inay wadaan qorshe ciyaaryahanka kaga tagayo kooxda.
Martial waxaa lala xiriirinayay Arsenal iyo Juventus todobaadyadii la soo…
Hordhaca: Liverpool vs. Rome – Lugta Hore Ee Semi-finalka Champions League Oo Caawa Ka Dhaceysa…
Liverpool ayaa lugta hore ee semi-finalka Champions League ku wajaheysa Anfield kooxda, iyadoo xiddiga habeen ka hor ku guuleystay abaalmarinta PFA Mohamed Salah uu wajahayo kooxdiisii hore.
Kooxda Eusebio Di Francesco ayaa ku jirta afarta…
VIDEO: Laacibkii Wadnaha jaray Malaayiinta Hindiya oo haatan ka dalbanaya in ay Wadne cusub ku…
Goolhayihii hore ee xulka qaranka kubadda xeegada Waddanka Pakistan, Mansoor Ahmed oo halyeey la qadariyo ka ah dalkiisa, maadaama uu qarankiisa u horseeday Koob Adduun ayaa haatan waxa uu la il daran yahay xanuun dhinaca Wadnaha ah kaddib…
Macallin Arsene Wenger oo ka hadlay Mustaqbalka Shkodran Mustafi ee kooxda Arsenal – Miyuu sii…
Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa oddorosay in Shkodran Mustafi uu kooxda baaqi ku sii ahaan doono xagaagan.
Xiddiga xulka Jarmalka, kaasoo aan si wacan looga helin qaab ciyaareedkiisa kooxda Gunners ee xilli ciyaareedkan ayaa…
Mohamed Salah oo markii ugu horreysay tababarka kula biiray xiddigaha Liverpool tan iyo markii uu ku…
Mohamed Salah ayaa xiddigaha kooxdiisa kula biiray tababarka kooxda tan iyo markii uu ku so guuleystay abaal-marinta xiddigaha sanadka ugu fiican Ingirisika ee PFA Player of the Year Award.
Kooxda Liverpool ayaa tababarkan isugu…
Real Madrid oo bartilmaameed sare ka dhigatay labo xiddig oo ka ciyaara horyaalka Premier League –…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameedka sare ee xiddigaha ay xagaaga suuqa ka doonayso ka dhigatay Weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah iyo laacibka Manchester City ee Leroy Sane.
Naadiga ka dhisan…
Madaxa Farsamada Arsenal oo la ogaaday Macallinka uu doonayo in shaqada kooxda Gunners loo dhiibo
Madaxda Farsamada kooxda Arsenal Raul Sanllehi ayaa la soo warinayaa inuu doonayo in Tababarihii hore ee Barcelona, Luis Enrique uu yahay dooqa ugu sarreeya ee guulaha garoonka Emirates kaddib marka uu tago Arsene Wenger.
Shabakadda Sky…
Sababtaan darteed kooxda Juventus oo ka cabsi qabta inay ku guuleysan weyso Horyaalka Serie A!!
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa hoggaanka u haysa horyaalka Serie A ee Waddanka Talyaaniga waxaana ay ku hoggaaminaysaa 85-dhibcood.
Juventus hal dhibic oo qura ayey hoggaanka horyaalka ku haysaa maadaama kooxda ku soo xigta ee Napoli ay…
Shantii xiddig ee ugu waa-weynaa oo uu Tababare Arsene Wenger la soo saxiixday intii uu ku sugnaa…
Macallin Arsene Wenger ayaa shaaciyey inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan isaga tagi doono kooxda ka dhisan Emirates, haddaba waxaan eegeynaa shantii xiddig ee ugu waa weyntaa oo uu keentay kooxda Arsenal.
Tababaraha reer France ayaa…
Man City goolhayaheeda Ederson oo sheegay inuu doonayo gool inuu dhaliyo xilli ciyaareydkan (qaab…
Xddiga reer Brazil ayaa hore loogu caleema saaray xirfadiisa kubadda cagta kaasoo labo jeer dhaliyey xirfadiisa South America inta u ku sugna.
Taageeryaaasha Citya aya magaciisa ku dhawaaqay ka dib rigor loo dhigay xiddigaha City kulankii…
5 xiddig oo khadka dhexe ka dheela oo ay macquul tahay inay Manchester City la soo saxiixato…
Manchester City iyo Tababare Pep Guardiola ayaa la soo warinayaa inay suuqa ka raadsan doonaan laacib khadka dhexe ka ciyaara, waxaana jira shan bartilmaameed oo sare.
Mar hore ayaa kooxda Man City loo caleemo-saaray inay ku guuleysatay…
Ivan Rakitic oo codsi u diry hogaamiayaha kooxda Barcelona Andres Iniesta, muxuu ku saabsanyahay?
Ivan Rakitic ayaa codsi u diray hogaamiayah kooxda Barcelona Andres Iniesta kaasoo kala talinaya mustaqbalkiisa kooxda Barcelona.
Sida shaaca laga qaaday Andres Iniesta ayaa Chine u dhaqaaqi doona xilli ciyaareydka soo aadan, saaxiibkiisa…
5 Goolhaye oo ay macquul tahay inay bedel u noqdaan Petr Cech, kuwaasoo midkood ku soo biiri doono…
Kaddib 15 xilli ciyaareed oo uu horyaalka ciyaaray 434 kulan, isla markaana uu shabaqiisa goolka ilaashaday 200 oo kulan goolhaye Petr Cech ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa kooxda Arsenal.
Arsenal ayaa bartilmaameedsanaysa goolhaye…