Home SPORTS

SPORTS

RASMI: Ragner Klavan Oo Dhammaystiray Kubiiritaanka Cagiliari.

Cagliari ayaa si rasmi ah ula soo saxiixatay Ragner Klavan kaas oo kaga soo dhaqaaqay Liverpool, Xilli ay dhammaystireen heshiiskiisa daqiiqadihi u danbeeyay ee...

Real Madrid Oo Liverpool Iyo Milan Kula Dagaallamaysa Saxiixa Weeraryahankan Reer Germany.

Real Madrid ayaa xiisa dhab ah uqabta xidiga RB Leipzig ninka lagu magacaabo Tim Werner kaas oo loo arko mid baddal unoqon kara Karim...

Tababare Ernesto Valverde Oo Ka Hadlay Wararka Barcelona La Xiriirinaya Saxiixa Paul Pogba.

Tababaraha Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku gacan sayray wararka Barcelona la xiriirinaya saxiixa Paul Pogba. Wararkan ayaa waxaa dabka kusii shiday Jose Mourinho isaga oo maalinnimadii...

Jose Mourinho Oo Ka Hadlay Haddii Mateo Darmian Isaga Tagi Karo United.

Jose Mourinho ayaa sheegay in Mateo Darmian uusan meelna uga socon Old Trafford. Xidigan heerka caalami ee reer Italy ayaa lala xiriirinayay in uu dib...

Arsenal Oo Shaaca Kaqaadday In Joel Cambell Uu Isaga Tagay, Iyo Kooxda Uu Kubiiray.

Xidigan heerka Caalami ee rer Cost Rica ayaa heshiis joogti ah ugu biiray kooxda ka ciyaarta Series A ee Frosinone. Campbell ayaa Arsenal kusugnaa muddo...

Deg-Deg: Juventus Oo So Gabagabanaysa Saxiixa Xidigan Katirsan Arsenal.

Sid ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha England kooxda kubadda cagta Juventus ayaa kudhaw in ay dhammaystirto saxiixa xidigan da’da yar ee katirsan Gunners...

Tababare Diego Simeone Oo Shaaciyay Sirta Kadanbaysa Guulaha Atletico Madrid.

Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa kuguulaysatay koobka EUFA Super Cup Kadib markii ay 4-2 at kugaraacen Real Madrid malinnimadii arbacada. Tababare Simoene Oo ciyaartas...

Ma Ahan Barcelona: Kooxdan Oo Bishan Gudaheeda Kusoo Gabagabaynaysa Saxiixa Paul Pogba.

Manchester United ayaa ugu danabyn lumin doonta Paul Pogba bishan aynu Ku guda jirno ee August. 25-jirkan ayaa lala xiririnayay in uu u dhaqaaqayo Barcelona...

Kevin De Bruyne oo maanta u duulaya magaalada Barcelona!

Kubbad sameeyaha kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa maanta la filayaa inuu u duulo magaalada Barcelona si uu halkaas ugu soo kabsado. Laacibka...

Maxay tahay sababta Manchester United ay uso qaadan weysey Alex Sandro?

Macallinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa lagu qasbay inuu isaga haro lasoo saxiixashada difaaca kooxda Juventus ee Alex Sandro. Intii uu furnaa suuqa...

Democrats are excited by an #Avenatti2020 ad’s “We hit harder” theme

Michael Avenatti, lawyer for Stormy Daniels, the adult film star who says she was paid by Donald Trump’s lawyer to keep their affair a...