24 C
Mogadishu
Wednesday, July 24, 2019

U Gabara Deegaan Dhan

U Gabara Deegaan Dhan W/Q Burhaan Burhaan   Qeybta 1-aad Waa fiidnimo Qamiis ah. Waa sagaalkii fiidnimo. Baskii uugu danbeeyay ayuu  kasoo dagay. Xiligaas magaalada Muqdisho in la wareego...
Ganian Children Usa

Letter from Africa: Parenting culture clash

In our series of letters from African journalists, Elizabeth Ohene looks at how parenting styles in Ghana compare with those in the US. I have...
Qormo

Makhaal Waxbrashada Somalia Qeytii Labaad

  Marka laga hadlayo waxabrashada hoose waxaa soo hoos galo noocyo badan sida dugsiga hoose, dhexe iyo sare oo ah 12 sandood sida inabadan aduunka ...

Federal ma aadan fahmin,Caasi Qaran NASASHADA JIMCAHA. Q-72aad.

Ilwareed Online - 1-Wiil, gabar shukaansanayay ayaa ku yiri: Macaanto, wallaahi hadda gaari ayaan wadaa ee i sug, kadibna wuxuu soo qaatay baabuur VIP...

Qaaraanka ay Qadar Ku Deeqday,Qofba si u Qaaday.“Faalo deeqda Qadar ay bixisay” By:Diraac Fagaase

Ilwareed Online - Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa  Eebe ha naxariistee   Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi ah...

Waxtar intee le’eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida ee maanta nool ?

Ilwareed Online - Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aan isleeyahay ma jiro wax uga muhiimsan dadka Soomaalida ee maanta nool, Gaar...

Xusuustaydii Radio Muqdisho iyo Dagaalkii ka dhanka ahaa Argagixisadda.

Ilwareed Online - Hor iyo Horaanba intaanan u galin Xusuus Qorkayga waxaan Hambalyo leeyahay Howlwadeenadda Radio Muqdisho meel kasta oo ay joogaan, Waxaan intii...

Farmaajo ma halka uu ka doonay ciidanka difaaca shacabka mise halka ay jiraan ?

Ilwareed Online - Madaxweyne Farmaajo wuxuu raadinaya wax loo magac daray “Ciidanka difaaca shacabka”, shalay wuxuu la kulmay dhalinyaro la rabo iney ku biiraan...

Wax ka baro Taariikhda Nabigeena Muxamad CSW

Ilwareed Online - MAGACIISA OO SADAXAN – Nabi Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim MAGACA HOOYADA RASUULKA SCW – Amina Bint Wahab NAANEESTA RASUULKA – Waxaa Nabiigeena...

( Haweenka Qurbahow xaal qaata,anaguna markaad soo buriseen ayaan xildhibaan ka dhiganay).Nasashada Jimcaha.Q-71aad.

Ilwareed Online - 1-Islaan Yurub joogta ayaa ninkeedii oo Soomaaliya jooga u soo saartay dal ku gal uu Yurub ku tago, markii uu baxayay...

Here’s all the evidence of obstruction of justice in the Mueller...

When former special counsel Robert Mueller testifies on July 24 before the House Judiciary Committee, he will be answering questions about whether the US...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.