24.9 C
Mogadishu
Tuesday, July 23, 2019

“Haddii Kursi Jacayl ku Hayo Miciin Habidin Dagaal Sokeeye”. W/Q: Buraalle Jaamac Ciise

_______________________ Maxaad Ka Taqaan Ka Mid Ah Xolodka Ugu Weyn Ee Shidaya Xiisada Ka Taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaamada hoosyimaada Waa Shakhsi U Guntaday...

“Mashaqada Ceel Af-Weyn Ka Taagani Maaha Mid Reereed Ee Waa Dano Kale”. Qalinkii: Gar....

Cida wadda colaadda deegaanka Ceel Af-weyn waxay inala joogaan hargeysa ee xukuumaddu dhaarta hanooga dayso reerahan adhigiina ka baxay ee caydhoobay. Sacad yoonis & Biciido-na...

Bari waxa dhacaya Arooska qarniga, amnigiisa kaliya £30milyan ayaa ku baxaysa,

Saacado kooban ayaa naga xiga maalinta sida weyn loo wada sugayo ee arooska sanadka loogu magac daray, taasoo ah maalinta Amiir Harry oo ka tirsan boqortooyada...
29595321 10155471265103263 7440348563733628986 N

JAWAARI MA WUXUU DOORTAY WADADII ROBERT MUGABE IYO ZUMA?

HORDHAC Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisi Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. ROBERT MUGABE VS ZANU-PF Intaa kabacdi, dadka arimaha siyaasada lasocda, waxeey...

Adigu Ma istaqaan??.

Ilwareed Online - Qofkii aan aqoon shalaydiisa,ma yaqaan maantadiisa halka uu joogu, kaan maantadiisa aan aqoona ma yaqaan Berri halkuu u socdo. Haddii aad maanta...

Warbixin: Caqabadaha Haysta Dib-U-Eegista Dastuurka Soomaaliya

Ilwareed Online - Soomaaliya waxaa ay soo martey taariikh Dastuur sameyn laga soo bilaabo xiligii xoriyadda. Waxaa jira ilaa afar Dastuur iyo laba Axdi...

FALANQEYN: Dekadda Berbera Dowladda Federaalka ayaa Dayacday!!.

Ilwareed Online - Xukuumadda Dowlada Federaalka Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa leh masuuliyada ugu...

Falanqeynta Maanta. Dawlado shisheeye ayaa Soomaaliya isku haysta

Ilwareed Online - Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Çavuşoğlu Ayaa fariin looga dhigay waxa caawa Muqdisho ka dhacaya. Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho...

Ma Xukun jecli, ee Guriyaa qabyo iga ah=Nasashada Jimcaha. Q- 84aad.=

Ilwareed Online - 1-Nin Taajir ah oo Caraba, ayaa yimid magaalada Bossaso, waxa uu ku arkay Gabar aad u qurux badan, wuxuuna u tagay...

Cudurka ku dhacay Lacagtii & Passporkii.!!!

Ilwareed Online - LACAGTII.  Markii aan Xoriyadda qaadanay kadib 1960-1971dii sarifku waxa uu ahaa $1=7.143 Sh. ismana badeli jirin inkastoo 1970 xoogaa uu dhaqdhaqaaqy...

Here’s all the evidence of obstruction of justice in the Mueller...

When former special counsel Robert Mueller testifies on July 24 before the House Judiciary Committee, he will be answering questions about whether the US...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.