30 C
Mogadishu
Wednesday, February 20, 2019

Qiso jaceyl oo tahriib ku dhisantay oo qaxootiga Somalida Germany heysata.

Dalkan Jermalka Wiil soomaaliya ayaa Xaaskiisoo uur uleh karaacday jacaylkeedii hore kadib markii ay ku aragty Kaamkii lageeyay.  Gabardhan uur leh iyo saygeeda ayaa soogalay...

U Gabara Deegaan Dhan

U Gabara Deegaan Dhan W/Q Burhaan Burhaan   Qeybta 1-aad Waa fiidnimo Qamiis ah. Waa sagaalkii fiidnimo. Baskii uugu danbeeyay ayuu  kasoo dagay. Xiligaas magaalada Muqdisho in la wareego...

Wax ka baro Taariikhda Nabigeena Muxamad CSW

Ilwareed Online - MAGACIISA OO SADAXAN – Nabi Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim MAGACA HOOYADA RASUULKA SCW – Amina Bint Wahab NAANEESTA RASUULKA – Waxaa Nabiigeena...

Federal ma aadan fahmin,Caasi Qaran NASASHADA JIMCAHA. Q-72aad.

Ilwareed Online - 1-Wiil, gabar shukaansanayay ayaa ku yiri: Macaanto, wallaahi hadda gaari ayaan wadaa ee i sug, kadibna wuxuu soo qaatay baabuur VIP...

Qaaraanka ay Qadar Ku Deeqday,Qofba si u Qaaday.“Faalo deeqda Qadar ay bixisay” By:Diraac Fagaase

Ilwareed Online - Dowladnimada Soomaaliya wixii ka danbeeyey dowladii uu madaxweynah ka ahaa  Eebe ha naxariistee   Maxamed Siyaad Bare ma jirin heshiis rasmi ah...
Somali Airlines

SOMALI AIRLINES B707 OPERATIONS IN THE 70S

Muqdisho Maxamed Cabdullahi Salaad ”Oomaar”, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Somalia, ayaa shaaca ka qaaday in wasaaradiisa ay ku howlantahay howlgalinta diyaarada Somali...

Haddii Hashu ahayd calaamadii xuriyadda loogu heesi jiray 60-maadkii, hadda maxaa dan ah?.

Sannadihii 60-aad-kii waxaan ku heesi jirnay “Geel iyo lo’ baan leenihiyo Gaabanoow arriye. Waxaa kale oo aan ku heesi jirnay “ Aan maalno hasheena...

( Haweenka Qurbahow xaal qaata,anaguna markaad soo buriseen ayaan xildhibaan ka dhiganay).Nasashada Jimcaha.Q-71aad.

Ilwareed Online - 1-Islaan Yurub joogta ayaa ninkeedii oo Soomaaliya jooga u soo saartay dal ku gal uu Yurub ku tago, markii uu baxayay...
13754434 10155080605498761 3211149154735439845 N

Qalbi dhagax: Arday qormo qiimo badan ka qoray dabintii loo dhigay R.W Kheyre

Hadii qof ama group gaara kuu soo bandhigaan laba arimood oo kala daran waxaad xasuusnaata cidda labadaas arin kuu soo bandhigtay goolkeeda yahay arin...

Xusuustaydii Radio Muqdisho iyo Dagaalkii ka dhanka ahaa Argagixisadda.

Ilwareed Online - Hor iyo Horaanba intaanan u galin Xusuus Qorkayga waxaan Hambalyo leeyahay Howlwadeenadda Radio Muqdisho meel kasta oo ay joogaan, Waxaan intii...

The UK is going cashless and, like most of the world,...

Cash usage is shrinking in the Britain faster than in most places, and the debate about what to do about it is getting louder....

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.