30 C
Mogadishu
Monday, May 20, 2019

Igu Sawir  waa la isku Fahmay , waxqabad -na Ma noqon karo!!!

Dhaqan cusub ayaa yimid, IGU SAWIR ayaa la bartey, ilbaxnimo iyo horumar ayaa loo arkay, dhoolo tus ayaa caado laga dhigtay, is muujin ayaa...

Maxaan ku diidnay Farmaajo??

1) Waxaa uu balan qaaday in ciidamada AMISOM dalka ka baxayaan balse waxaa muuqata in la soo kordhinayo. 2) Balan qaadkii ahaa ruuxii qaraxa ku...

Soomaaliya ma waxa ay u baahan tahay xal siyaasadeed mise xal caskari ah ?

Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aad u mihiimsan, Kaasi oo loo baahan yahay in ay ka doodaan dadweynaha Soomaaliyeed ee iska...

Maseerka ama Hinaasha sidee lagu ogaadaa? NASASHADA JIMCAHA.Qaybtii-44aad.

1-Haweeneey Maseeyrsan ayaa saaxiibteed waxa ay ku tiri: saaxiibeey, in ninkeeygu naag kale jiray maxaan ku ogaanayaa ?. waxa ay ku jawaabtay: Marka uu...

18-KA MAY WAA MAALIN MADOW OO MIDNIMADII SOOMAALIYA LA KALA GOOYEY.

18-ka May kama duwana maalmaha caadiga ah ee sannadku uu ka kooban yahay, waa maalin uu ALLE leeyahay hase yeeshee dadka Soomaaliyeed ayaa aragtiyo...

Warbixin:- Soomaaliya dal dhiigiisa ku badashay shidaal….!!!

Inkastoo aan wax badan ka ogaa xogtaan hadana waxaad moodaa iney iga dabool nayeen arima kaloo badan oo uu Wariyahaani ifiyay. Dhab ahaan Marka aad...

Juxa iyo Gabadha magaalada ugu Foosha Xumayd. Nasashada Jimcaha Q-43aad.

1-Juxa ayaa loo doonay Gabar qurux loogu tilmaamay oo xafada deganeed, laakin uuna weligii arag. waana loo guuriyaya , habeenkii markii uu arkay ayuu...

G/Banaadir waa Miskiin aan cidna ku mataleyn shirka London.

Muruq-weynayaasha Dawladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Wadanka ayaa shaley iyo maanta u kala ambabaxey ka qeyb galka shirka Soomaalida loogu qabanyo Magaalada London, Lix...

Hadiyad ku socota Reer Marka Cadeey Minan Ow Ismaan & Md. Saalax.

Waxaa messenger iga soo wacay Galabta wiil magaciisa ku qaray: Saalax Kalgacal. Yaxya miyaa?. Haa waa qofma?. waa qof aadan aqoon isguna ku aqoon,...

Maqaal: Xasan, Formaajo iyo Afgooye

Xasan wuxuu degmada Afgooye tagay labo mar intii uu xilka hayey, haddii aanan qaldaynayn. Labadaa mar, wuxuu ku tagay diyaarad ciidan, kagana soo laabtay. Shacab...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.