26.8 C
Mogadishu
Thursday, October 17, 2019
video

Dadka Deegaanka Waabari Oo Markale Cabasho Kasoo Yeertay!

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Waaberi oo Warbaahinta Ilwareed lasoo xiriiray ayaa inoo sheegay iney aad uga xunyihiin dhismo laga yaabo in laga dhiso...

More and more brave towns are putting a stop to the...

Fall smells like apple and cinnamon; feels like leaves crunching underfoot; tastes like a pumpkin spice latte on the first frosty morning of the...

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.