27.2 C
Mogadishu
Sunday, February 23, 2020
Home Authors Posts by Abdi Malik

Abdi Malik

27191 POSTS 0 COMMENTS
Somali Journalist, Author on Ilwareed Online since 2013

TOP VIDEO

Djibouti: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen. Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.